INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii Marxuun Abdirahman Omer Maxamuud Taani oo ku magac dheeraa INA OMER KADLEEYE. Waxana ay Ilaahay uga rajaynayaan samir iyo iimaan.
Aaammiin
Awdalpress