Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Waraysi uu Madaxweynaha Somalia Hassan Sheekh uu siiyey VOA ( Halkan ka dhageyso )

$
0
0

Awdalpress – MUQDISHO—Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay VOA da kaga hadlay arrimo kala duwan.

Qaybtan ayaa waxa uu madaxweynaha kaga hadlayaa doorka ay dawladda federaalka Soomaaliya ku leedahay soo xulida baarlamaanka cusub, maqaamka caasimada Muqdisho iyo gabdhaha Sacuudiga u shaqo tagaya.

Madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA Cabdiraxmaan Yabarow ayaa wareystay madaxweyne Xasan Sheekh.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images