INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Dhammaanba dadka Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Luton, oo ku taallada dalka UK, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Cisman Cawaale, gaar ahaan Sahra Cawaale. Oo ay uga tacsiyadaynayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku dhacday Marxuumad Saynab Cisman Cawaale iyo Marxuumad Sacaada Cisman Cawaale, oo ka mid ahaa dadkii Somaliyeed ee ku qarraqmay badda u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga.
Waxana ay Marxuumiinta Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadii ay ka bexeenna uu samir iyo iimaan ka siiyo.
Ahmedweli Goth
Luton, Bedfordshire UK






