Awdalpress(Abudhabi) 22 May 2016–Jariirada rasmiga ah ee Imaaraadka Carabta Al Ittihad ee ku soo baxda Afka Carabiga ayaa ka qortay waraysi gaaban oo ay la yeelatay Professor Suleuman Ahmed Guleed, Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud, intii uu joogay Magaalada Abu Dhabi oo uu booqasho gaara ku joogay muddo laba bilood ah. Hoos ka akhri linkska
http://www.alittihad.ae/details.php?id=21113&y=2016&article=full