INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Mohamed ALi oo dhashay sannadkii 1942 ayaa maanta 2016 geeriyooday, kadib markii uu la soo dhacay xanuun aanu jidhkiisu maamuli karin oo dhinaca neefsashda ka ka abbaaray.
Muhammad Ali 1942-2016 The man behind the icon
The legendary boxer remembered by his biographer Thomas Hauser, who knew the fighter for 30 years
Ali’s sharpest quotes ‘I’m so mean I make medicine sick’
Muhammad Ali The photographers who know him best
The Greatest Ali’s 20 best moments
304The man behind the icon
‘Selflessness and bravery’ Why Parkinson’s was Ali’s greatest battle
Why Parkinson’s was Ali’s greatest battle
Live US president
Sida la og yahay Feedhayankan ayaa muddo dheer la il darraa xanuunka asaasaqa ee maskaxda ku dhaca, waxana uu marxaladdii ugu xumayd gaadhay usbuucan inna soo dhaafay, oo uu ka haleelay dhinaca neefsashada. Warka geesidiisuna waxa aad u qabsaday dhammaanba warsidayaasha caalamka, iyaga oo siyaabo kala geddisan uga warramaya.
Mohamed Ali Allaha u naxariisto.
Awdalpress.com






