Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Al Shabaab oo toogasho ku dishay Afar qof

$
0
0

imageAwdalpress(Sh/hoose) 10 Jun 2016–Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay afar nin ku dileen deegaanka Buulafuulay ee gobolkaasi.

Afartaasi nin ayaa lagu eedeeyey basaasnimo iyo inay la shaqyanayeen sirdoonka Maraykanka iyo Kenya.

Afarta nin ayaa Al-Shabaab waxa ay sheegtay inuu ku jiro nin lagu tuhunsan yahay inuu lug ku lahaa duqyantii lagu dilay hoggaamiyihii hore ee ururkaasi Axmed Cabdio Godane iyo Cabdishakur Tahliil iyo Yuusuf Dheeg oo iyagana ahaa taliyayaal ka tirsan Al-Shabab oo bilihii Diisambar 2014 iyo Febrayao 2015-kii lagu dilay duqyan cirka ah.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images