![mudhlz]()
Dilla(Awdalpress)dugsiga farsamada gacanta ee CAD CAD ee deegaanka jaarahorato oo la dhagax dhigay ,dugsigani ayaa noqonaya kan ugu horeeyey ee laga dhagax dhigo somaliland waxaana oo wax ka tari doonaa barashada xifradaha kala duwan
ee bulshada u baahan tahay
DAAWO MUUQAALKA