Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

IGAD: Al-Shabaab Waxay Halis ku Tahay Gobolka

$
0
0

Al-Shabaab-IIIWASHINGTON DC — Ururka IGAD ayaa sheegay in ururka Al-Shabaab ay halis ku yahay waddamada gobolka oo idil oo aysan ku koobneyn oo Soomaaliya kaliya.

IGAD waxa ay sheegtay in kooxda Al-Shababa ay xubno ku yeelatay inta badan waddamada gobolka sida Kenya, Jabuuti, Uganda, iyo Itoobiya.

Warbixin uu soo saaray urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in Al-Shabab ay sameeyeen garab milatari oo si wyen uga hawlgala waddanka Kenya.

Waxa sidoo kale al-Shabaab abuurtay, sida warbixinta ay leedahay, garab milatari oo ay ugu talagaleen inay weerarro ka gaystaan dalka Itoobiya.

Warbixinta waxaa soo akhriyey, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

http://www.voasomali.com/a/al-shabab-waxay-halis-ku-tahay-gobolka-oo-idil/3464671.html
voa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images