Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Sacad Shire: Hal milyan oo qof ayaa dalbaday Ictiraaf

$
0
0

imageAwdalpress(Hargaysa) 23 Aug, 2016-Magaalada Hargeysa waxaa lagu soo bandhigay saxeex ay in ka badan hal million oo qof ku dalbanayaan aqoonsiga Somaliland.

Ururinta saxeexyadan oo tan iyo bishii afaraad ee sanadkan ka socotay dhamaan gobollada ay Somaliland ka kooban tahay, ayay daahfurkeeda ka soo qayb galeen madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo iyo hogaanka xisbiyada siyaasada.

Wasiirk arimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac u waramay ayaa sheegay inay natiijada saxiisan la wadaagayaan Qaramada Midoobay, urur goboleedka IGAD iyo Midowga Afrika.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images