Isaaqow reer Awdal dawlad ayey idiin haystaan, binu Ahmed ma waxa uu shaqeeyaa marka aad hiil rabtaan.Sheekhayga Ahmed Yaasiin ayaan ku idhi waar nimanku maamul goboleed ayey isku haystaan. Innaguna dawlad baan u haysannaa. Aaway Arabkii xaq u dirirkii. Aaway Ciida gale?Bal xildhibaankan nala dhegeysta:
Awdalpress





