Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

7 Qof oo ku Dhintay Dagaalo ka Dhacay Sanaag

$
0
0

dagaalAwdalpress(Sanaag) 01 Sep, 2016–Toddoba qof ayaa ku dhintay toban kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii deegaano ka tirsan gobolka Sanaag uu dagaal ku dhex maray, laba beelood oo wada daga magaalooyin ka mid ah gobolkaasi.

Dagaalka ayaa billaabmay shalay galab, wuxuuna hakad xalay ku yimid kadib saaka dib uga qarxay deegaano kale, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Sanaag.

Dagaalkan oo noqonaya markii labad ee uu beelahan dhex maro ayaa lagu guulaystay in la joojiyo kadib markii ciidamada milatariga Somaliland ay kala dhex galeen.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images