Daawo: Khliaaf soo kala dhexgalay Wasiirka Warfaafinta iyo Agaasimaha Tvga Xukuumada ka dib markii Agaasimuhu uu ogolaaday in la sii daayay Xildhibaano u jawaabaya kuwii Awdal oo beel ay isku hayb yihiin Agaasimaha Tvga dawlada, Arintaas oo ka cadhaysiisay Wasiirka Warfaainta oo goaan ka soo saaray in Warbaahinta madaxa banaani sii dayso waxa iska horkeenaya Beelaha Somaliland, balse waxa lama filaan ku noqotay wasiir cadaani in warbaahintii xukuumadu sii dayso hadalo jawaab ah oo xildhibaano uGu jawaabayaan kuwo kale oo aan Tvgan xukuumada Siilaanyo laga sii dayn.
daawo Vediga ka baxay Tvga Xukuumada ee labada masuul isku qabsadeen, inkasta oo aanay jirin cid labada masuul marka ay isku dhacaan kala saaraysaysa qaladkooda.
↧
Daawo: Khliaaf soo kala dhexgalay Wasiirka Warfaafinta iyo Agaasimaha Tvga Xukuumada ka dib markii uu sii daayay SLTV Xildhibaano u jawaabaya Awdal
↧





