Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Gen. Goobaale oo Muqdisho Lagu Dilay taliyihii guutada 3aad ee Milatariga

$
0
0

qaraxAwdalpress(Muqdisho) 18 Sep, 2016–ALLA ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay taliyihii guutada saddexaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale “Goobaale” kadib marki baabuur uu watay lagu dhiftay gaari ay saarraayeen walxaha qarxa.

Sida uu VOA-da u xaqiijiyey afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifax Cumar Xalane, weerarka ayaa ka dhacay agagaarka wazaarada Gaashaandhiga ee magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa sidoo kale waxaa ku dhintay lix ka mid ahaa ilaalada marxuumka oo sida la sheegay la saarraa baabuurka uu watay Gen. Goobaale.

Hadaba wariyaheena Sahra Ciidle Nur ayaa dilka taliyaha guutada sadexaad ee ciimada milatariga Soomaaliya ka wareystay afhayeenka maamulka gobolka Banadir Cabdifatax Cumar Xalane.

http://www.voasomali.com/a/3514113.html


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images