Awdalpress – London – Kadib markii bishan uu Madaxweynaha Somaliland dhawaan dikereeto Madaxweyne ku soo saaray in doorashada sannadka soo socda ee la filayey in ay ka dhacdo Somaliland, oo laba isa saaran ahaa uu u kala qaaday doorashada Madaxweyne oo la hormarin doono, ta golaha baarlamankana dib loo dhigo doono.
Arrintaasi oo khilaaf xoog leh ka dhex abuurtay xisbiyada qaranka, siyaasiyiinta iyo oday dhaqameedyada Somaliland.
Maanta oo ugu danbayseyna waxa si adag uga hadlay Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo ka mid ah Salaadiinta waaweyne ee gobollada galbeedka.
Si kastaba ha ahaatee, waxa aan la dafiri karin fara gelinta beesha caalamka iyo xiisaha ay u qabto in ay doorashadani u qabsoonto sidii lagala tashay ama lagu wargeliyey.
War ay saxaafaddu ka duubtayna sidan ayuu u dhignaa.
Awdalpress





