Heesuhu waxa ay nafta siiyaan farxad, waxa ay kaa nasiyaan calool xumada, xasadka iyo wal walka.
Midda kale aan isha ku hayo xisbiga Wadani iyo guusha weyni halka ay daarran tahay.
Haddaba aan idin wadaajinno Heestii dikriga culumadu ma daayaan iyo codkii macaanaa ee Ahmed Cali Cigaal, oo aan u hibaynay dhageystayaashayada isha nagu haya.
Awdalpress






