La haystayaal ajnabi ah oo u kala dhashay China, Vietnam, Indonisia, Taiwan iyo Filibin ayaa la sii daayey, oo u af duubnaa koox budhcad Somaliyeed ah ayaa la sii daayey.
Waxa ay ahayd sannadkii 2012 markii 26kan iyo Markab ay la socdeen ayaa laga af duubay xeebaha Somalia. Hase yeeshee, immiga waa la sii daayey, waxana la geeyey dalka Kenya.
Awdalpress





