Awdalpress – London – Mustafe Martin oo aalaaba ka soo diyaariya barnaamij la magac baxay QIIMAYNTA, oo kolba mawduuc uu ku soo qaado.
Barnaamijkan oo uu soo daaro wariyaha Ali Xadhaadhe ayaa maanta ka warramaya dhul boobka guud ahaanba Somalia gaar ahaanna Somaliland. Haddaba siduu u sharraxay danta guud iyo lahaanshaha gaar ee dhulka? sideese uga hawl galaan golaha degaannadu? sidayse u saamaysay shacabka?
Awdalpress





