Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun Dhamaan hawlwadeenada shabakada Awdalpress waxay tacsi u dirayaan qoyska Reer Cali Aw Cabdi oo hooyadood Caasha Cabdi C/laahi Lagu Aasay maanta Magaalada Borama. Si gaar ah waxaan u tacsiyadaynaynaa musharax Maxamed Cali Aw Cabdi ilaahay Samir iyo iimaan ha inaga siiyo geerida marxuumada, ilaahayna janadii fardawsa haka waraabiyo Aamiiinnnn
↧
Tacsi ku socota Musharax Maxamed Cali oo hooyadii Borama Lagu Aasay
↧





