Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

M/ku xigeenkii hore Ahmed Yaasiin oo so’aalo laga weydiiyey in Jamaal lacagtii ka khasaartay uu Muuse Biixi u celiyo, si uu Jamaal uga mid noqdo Kulmiye.

$
0
0

img_87053a-65e2f6-af2abd-80ff8b-5a36f2-f2933fAwdalpress – London – Madaxweyne ku xigeenkii hore Mudane Ahmed Yaasiin oo saxaafadda la hadlay ayaa arrimo badan wax laga weydiiyey, waxana ugu muhiimsanayd in Siyaasiga Jamaal oo ay isku reer yihiin uu ku biiri doono xisbiga Kulmiye iyo arrimo kale.

Dadka qaarna waxa ay leeyihiin marka uu UCID dhulka jiid jiido, waxa uu ku biiri doonaa Waddani.

 

Halkan ka daawo:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images