Awdalpress – Hargeysa – War saxaafadeed ay Guddiga Ururrada Siyaasadda Somaliland kaga hadashay sharciga ku wajahan go’aankii Maxkamaddu ay ka soo saartay khilaafkii xisbiga UCID iyo mawqifkooda ka guddi ahaaneed, ayaa dhammaanba dibadda u tuuray shirarkan ay labada garab ee UCID kala qabsadeen.
Laakiin sida ka muuqata hadalka cajaladda ku duuban, Guddigu may caddayn mawqifkooda labada garab ka saxa ah.
Ninka u hadlay Guddiga Ururrada Siyaasadduna sidan ayuu hadalka u dhigay:
Awdalpress





