Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xoghayaha xisbiga Waddani mudane Mohamed Uur-cadde oo lahjad adag kaga hadlay mawqifka Waddani ee shirka UCID ee garabka Faysal. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

uur-cadeAwdalpress – London – Xisbiga Waddani oo ay siyaasaddiisu qunyar socod tahay, isla markaana aan fara gelin ku lahayn arrimaha xisbiyada kale, ayaa u adkaysan waayey xaq darrada lagu sameeyey garabka UCID ee uu hoggaamiyo Jamaal Ali Hussein.  Sida laga warqabana labada garab oo la filayey in ay shir aan caadi ahayn ay qabsadaan, waa sidii ay maxkamaddu go’aamisaye, ayaa markii ay labada garab isku afgaran waayeen in  shirkaa heshiis ku gaadhaan.

 

Ayaa mar keliya lagu baraarugay garabkii Faysal oo loo habeeyey madal ay ku shiraan, waxana shirkaa galbinayey ciidanka dawladda iyo madaxda xisbiga KULMIYE. Garabkii UCID ee Jamaal uu hoggaaminayeyna waxa laga hor joogsaday hool si fiican loo goglay oo ay ka kiraysteen Hotel Mansuur.  Arrintaa oo ay shacabka reer Somaliland ay dareen taban ka bixiyeenna, waxa si adag maanta uga hadlay xoghayaha xisbiga mudane Uur-cadde.

Sidan ayaanu uga hadlay arrimahaasi

 


 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images