$ 0 0 Bashir oo ah qoraa ka faallooda dhacdooyinka dunida, ayaa ah abwaan tiriya gabayo, geerraarro iyo heeso qiimo leh, waxana ka mid ah labadan tixood ee ka warramaha laba marxaladood oo kala geddisan, bal nala dhegeysta. Awdalpress