Awdalpress – Borama – Guddoomiye Abdikariim Maal iyo madaxda xisbiyiinta Waddani ee gobolka Awdal ayaa meesha ka saaray in ay jiraan xubno ka tirsan Waddani oo ku biiray Kulmiye. Laakiinse ay jiraan Kulmiye matilaya in ay xisbi kale ka soo diga rogteen oo ku biiray Kulmiye.
Awdalpress