Bulshada qurba joogga ah ee UK oo taageeradooda u muujiyey Dr. Jamaal Cali Xuseen, waxana ka soo qayb galay dad badan oo magac ku leh Somaliland, talona waxa ay ku siiyeen in aanu mar kale khaldamin, shacabkaasi waxa ay Jamaal ka codsadeen in uu galo xisbiga Waddani ee Somaliland.
Awdalpress