Awdalpress – Hargeysa – Wasiirkii hore ee Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mohamed Abgaal, oo aan intii xilka laga qaaday ka soo dhex muuqan saaxadda siyaasadda ee Somaliland, ayaa maanta ka mid ahaa siyaasiyintii ka soo qayb gashay xafladdii xilka ay kula kala wareegeen Wasiir Omer-yare iyo Wasiir Obsiye. Wasiir Abgaal ayaa ugu horreynba ka hadlay qabyaaladda ragaadisay dalka iyo sida ay reer Awdal uga caaggan yihiin qabyaaladda, waxana uu hoosta ka xarriiqay in xisbigii uu ku jiray ee Kulmiye uu ka haw yahay kala qaybinta ummadda reer Somaliland.
Hadalkiisiina sidan ayuu ahaa:
Awdalpress




