Daawo: C/raxmaan Ciro oo si aan gabasho lahayn warbaahinta ugala hadlay musharaxa Xisbiga kulmiye Ee tartanka M/waynaha Somaliland ku looltamayaan Xisbiga Wadani Ee C/raxmaan musharaxa madaxwayne ka yahay, hadalkan ayaa ah kii ugu adkaa ee Ciro ujeediyo gudoomiyaha Xisbiga kulmiye Muuse biixi..