Awdalpress – Ceeri-Gaabo – Taageerayaal aad u tiro badan oo reer Sanaag ah. kana soo digo rogtay xisbiga Kulmiye ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Hoolka lama huraan ee magaalada Ceeri-gaabo. Waxana xafladdaa ka soo qayb galay mas’uuliyiinta xisbiga, oday dhaqameedyo iyo waxgarad badan oo kale.
Xafladdiina sidan ayey u dhacday
Awdalpress




