Sheekadan Qooto Qoto qaybteeda 15aad, oo laga matilay hooyo Yurub kala timid wiilkeeda oo ku dhashay xanuunka naafada, laakiin markii uu weynaaday ay ogaatay in uu u baahan yahay guur, maaddaama uu sidiisa kale u dhammastiran yahay, ayaa ka mid ah sheekooyinka runta ah ee wakhtigan naadirka loo arko.
Baahida ay qabaan dadka ku nool dhulka Somalidu ay degto iyo sida ay dadku u jecel yihiin in ay u baqoolaan qurbaha, ee gaar ahaan gabdhaha da’da yari u jecel yihiin in ay helaan wiil dhoofiya ama oday dhoofiya. Dadka qurbaha ku noolina waxa ay og yihiin in lagu tuhmo lacag, oo sidaa loogu soo joogsado.
Sida qisadan oo kale iyo kuwo la mid ah ayaa waxa dhacda, in ay duruufaha lagu kala beddesho dhaqaale iyo wax la mid. Ee bal nala daawada, sida ay sheekadani qooto qooto da ahi u dhacdo.
Awdalpress





