Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Barnaamijka qiimaynta oo maanta lagu eegayo Waxbarashada Somaliland oo lagu hayo musuq maasuq aan caadi ahayn ( Daawo v

$
0
0

Awdalpress – London – Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo wakhtigan maraysa heerkii ugu liitay amma ugu hooseeyey, ayaa waxa ku habsaday musuq maasuq aan xad lahayn. Waxana haawanaya dugsiyo wax lagu baran jiray, waxa isku dumay dugsiyo u baahan dayactir iyo macallimiin aan mishahar qaadan oo gobol kasta ka jira.

Haddaba barnaamijkan oo lagu soo bandhigay arrimahaa aan wada daawanno.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images