Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Musharraxa Madaxweynaha xisbiga Waddani Abdiraham Abdillaahi oo aan waxba ula hadhin Muuse Biixi.

$
0
0

Awdalpress – London – Guddoomiyaha golaha shacabka ( Baarlamaanka ) Somaliland Mudane Abdirahman Abdillaahi Cirro, isla markaana ah Musharraxa Madaxweynaha xisbiga Waddani, ayaa ka fal celiyey hadal dhaleecayn ah oo uu dhiggiisa xisbiga Kulmiye MudaneMuse Biixi hore u mariyey saxaafadda.

Fal celintaa uu maanta Abdiraham Cirro mariyey saxaafadda ayaa ahaa kuwo aan hore uga soo bixin guddoomiyaha, waxana uu soo qaatay dhacdooyin hore iyo dhiillooyin hore oo markhaati leh, oo lagu eedeeyo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye. Kuwaasi oo ay mas’uuliyiin horena ka dhawaajiyeen oo ku jira taariikhda. Laakiin aanu marna ka jawaabin celin Mudane Muse Biixi Abdi.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images