$ 0 0 Awdalpress – Hargeysa – Musharraxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Abdirahman Cirro ayaa hadal qiimo badan ka jeediyey xafladdii lagu soo dhaweynayey garabkii Jamaal ee ka soo go’ay xisbiga UCID. Awdalpress