
Awdalpress – London – Dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo ay xilligan isugu biirtay dhibaato abaareed, khal khal siyaasadeed, qabyaalad iyo sicir barar laga dollarka, waxana ay ganacasatada Somaliland eedo arrimahaa u soo jeediyaan xukuumadda Somaliland.
Dhinca kale waxa isna cabsi laga qabaa in habka casriga ah ee Somaliland aadka looga isticmaalo ee la yidhaa SAAD-ka ay dad badani su’aalo isku weydiinayaan sida lagu aammini karo. Haddii khal khal ku dhacana ay dad badani ku waayi doonaan lacago qayral caadi ah.
Awdalpress





