Awdalpress – Muqdisho – Illaa iyo Jimicihii waxa magaalada Muqdisho ka socday dhegeysiga qudbaha ay Musharriiinta u tartamaysa Madaxweynanimada Somalia ay ka hor akhriyayeen ergooyinka kala dooran doona musharrixiintaasi. Waxana shalay u danbeeyey dhawr musharrax oo aad ka daawan doontaan video gan, hoose, ee ku soo dhawaada.
Awdalapress





