Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Somaliland oo Hambalyo u Dirtay Farmaajo

$
0
0

Xukuumadda Somaliland ayaa hambalyo u dirtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, oo shalay lagu doortay magaalada Muqdisho.

Warsaxaafadeed uu maanta soo saaray Afhayeenka madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa lagu yidhi, “Xukuumadda Somaliland waxay soo dhaweynaysaa go’aankii ka soo baxay kulanadii is-daba joogga ahaa ee ay Mudanayaasha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ku kala cuganayeen Mudanaha loo dhiibayo Hoggaanka iyo talada dalka aan jaarka nahay ee Soomaaliya.”

“Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo waanu ku hambalyeynaynaa xilkaa loo igmaday waxaanannu ALLAH uga baryeynaa inuu xilkaa iyo masuuliyaddaa ku asturo.”
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images