Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Emirates-ka oo ka warramay Saldhigga Berbera laga siiyey Dawladda Emirates ka.

$
0
0

Awdalpress – London – Waraysi uu bixiyey wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Emirates-ka mudane Baashe, ayaa si faah faahsan uu ugaga warramay heshiiska ay Somaliland iyo dalka Emirates-ku ku heshiiyeen in Berbera saldhig Millatar laga siiy dawladda Emirates ka. Heshiiskaasi oo ay maalintii shalay ahayd ay ansixiyeen golayaasha sharci dejinta Somaliland.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images