Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dad u Dhintay Abaaraha ka jira Somalia

$
0
0

Maalmo yar un ka dib markii Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ku dhawaaqay in Somalia ay gashay xaalad Musiibo oo dhinaca abaaraha ayaa waxaa isa soo taraya. Dadka u dhimanaya cudurro iyo nafaqa darro lala xiriiriyay abaaraha.

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo maanta shir Ja’raaid ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in 110 qof ay 48kii saacadood ee la soo dhaafay u dhinteen Abaarah, gaar ahaan gobolada Bay iyo Bakool.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images