$ 0 0 Qarax ka dhacay Muqdisho wakhti lagu dhawaaqay Golihii wasiirada ee xukuumada la sugayay, Qaraxaasi wuxuu ka dhacay meel u dhaw Madaxtooyada waxaana ku dhintay dad gaadhaya 5 ruux..