Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Hadliye oo Shir uga Qeyb Galaya Washington

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar ayaa ku sugan magaalada Washington DC ee dalkaN Mareykanka oo uu maanta soo gaaray.

Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir ku saabsan la dagaalanka argagIxisada gaar ahaan kooxda daacish, oo ay qabaneyso wasaaradda arrimaha dibedda Mareykanka.

Hadliye oo nagu soo boqoday Istuudiyaha VOA ee Washington DC ayaa waxaa wareystay weriyaheena Maxamed Colaad Xasan.

Wareysi: Hadliye

www.voasomali.com/a/3775677.html


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images