Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweyne Farmaajo oo Aqbalay Xil ka Qaadista Hanti-Dhawrka

$
0
0

Madaxwaynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii hanti-dhawrka guud ay xalay ku sameeyeen golaha wasiirada.

Golaha wasiirada ayaa shir deg deg ah oo ay xalay yeesheen waxay isku raaceen xil ka qaadista hanti dhowraha, kadib markii Ilaaladiisa ay dileen wasiirkii howlaha guud Cabaas Siraaji.

Hase ahaatee, Hanti Dhowraka guud ee qaranka Dr. Nuur Faarax ayaa ku gacan seeray xil ka qaadista Golaha Wasiirada, isaga oo sheegay inaysan ahayn mid sharci ah.
VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images