Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye, isla markaana ah musharraxa Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye oo hadal qiima leh u jeediyey taageerayaal ku soo biiray xisbiga.
Hadalladiisa waxa ka mid ahaa….oggolaan maayo, nin reer hebel sheegta oo dadka u diida dhulka ama ka sheegta. Dalka waa la wada leeyahay min bari illaa galbeed….
Halkan ka dhegeyso:





