Xijaabku waa marayaha ay dumarku wajigooda iyo jidhka kaleba ku qariyaan, waana sida ay diinta Islaamku ku waajib yeeshay dumarka. Laakiin waxa jira xijaabo kala geddisan oo ay dumarka Muslimiinta ahi isticmaalaan.
Haddaba arrintan oo laga sameeyey barnaamij lagu falanqaynayo xijaabyada kala geddisan, aan hoos ka daawaddanno muuqaalkan.
Awdalpress.com