Awdalpress – London – Xisbiga Jamhuuriga ee talada dalka haya ayaa ah ka illaa immiga la saadaalinayo in uu ugu tirada badan yahay, laakiin waxa la leeyahay ma gaadhayo tirada uu kelidii ku talin karo, waxana laga yaabaa in ay dawlad wadaag ah wada dhisaan xisbiga Lib-ka.
Si kasta ha ahaatee doorashan maanta oo ay taariikhdu tahay 8 dii June sannadka 2017, ayaa ah mid si weyn looga codeeyey dalka UK. Waxana tartanka doorashada ka qayb galay illaa iyo lix xisbi. Halka la hadal hayo saddex xisbi uun.
Warka oo faah faahsan halkan ka daawo:
Exit poll: Conservatives largest party

Conservatives set to be largest party in UK general election, but may be short of majority, according to exit poll for BBC, ITV and Sky.
Related content
Awdalpress iyo BBC.






