Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dawladda Farmaajo oo Vissa ku soo rogtay da’yarta aan ku dhalan Somalia ee dhulka Somaliyeed u boqoolaya iyo qoysas ka dhoofayey London oo caqabad la kulmay? Maxaa sababay Vissa-ha laga qaadanayo dibadda? ( Warka oo dhan halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Guud ahaanba dhulka Somaliyeed meel kasta oo aad ka tegeyso, waxa badanka lagu tagaa bilaa Vissa, laakiin airport-ka ayaa loogaga dhuftaa shaabad dal ku gal ah, lacag dollar ahna waa laga qaataa. Balse arrintani waa mid ugub ah, oo aan hore u dhicin. Waxana caqab kala kulmay dad Somaliyeed oo dalkoodii hooyo u dhoofayey.

Sida aad ka daawan doontaan film kan hoosta aan dhignay, waxa shirkadda Turkey ee diyaaraduhu ay bilaa ogeysiis hor joogsatay dad diyaaraddooda raacayey, sababta ay cuskadeenna waa sharci cusub oo ay dawladda Federaalka Somalia u gudbisay, sharcigaasi oo ah mid mamnuucaya in ay diyaaraddu qaaddo dadka aan ku dhalan Somalia, ee ka imanaya Yurub iyo meelo kale.

Halkan kaga bogo warka oo dhan iyo mas’uuliyiin la waraystay:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images