Awdalpress – London – Ka qosliyaha Mataan ee ku nool gobolka Atlanta ee carriga maraykan, ayaa gooro badan dad badan kula hadlay xaflado gaar u ah ka qoslintiisa, waxana uu maanta Mataan ka warramaa wax yaal badan oo qosol leh. Gobollo, reero iyo magaalooyin ayaa uu kaftankiisa ku soo daraa.
Maanta mar aan boggiisa booqday waxan jeclaystay in aan idiinka soo xulo clipkan ka hadlay, baydhaba, killilka shanaad, Borama iyo Garawe.
Awdalpress






