Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dowladda Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaale Ku Taageeraan Al Shabaab

$
0
0

Awdalpress – London – Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xalay soo saaray amarro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia, iyaga oo dhinaca kalana ku eedeeyey qaar ka mid ah ganacsasatada in ay dhaqaalo siiyaan kooxda Alshabab.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen dhamaan laamaha amniga ayaa ujeedkiisu lagu sheegay sidii Al Shabab loogaga go,doomin lahaa dhaqaalaha ay ka helaan ganacsatada.

Warbixintaan waxaa nooga diyaariyey Sahra Cabdi Axmed

VOA

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images