Awdalpress – London – Guddoomiyaha xisbiga Waddani mudane Abdirahman Cirro oo ay weheliyaan xubno ka tirsan hoggaanka sare ee Waddani, ayaa ka qayb galay xaflad weyn oo lagu soo dhaweynayey shacab dega gobollada bariga oo aad u badan kuna soo biiray xisbiga Waddani.
Awdalpress