Awdalpress – London – Maanta waxa aan idiin soo xullay muxaadaro qiimo badan, oo aan wax badan ka korodhsan karro. Sh. Mustafe ayaa innooga warramaya cilmi badan oo ku saabasan nolosha, waxana uu xuddun uga dhigay dumarka iyo shaqada ugu weyn ee ay dunida u hayaan.
Bulshadu waxa ay ka kooban tahay rag iyo dumar, waxana ay diintu xadaysay xidhiidhka labada jinsi iyo waxa kulmin kara. Wadaagga nolosha iyo tartankeeda waa ay u siman yihiin. Laakiin waxa jira xuduud aanu ninku ka gudbi karin amma aanay dumarku ka gudbin. Caasinnimada iyo wixii ku hoggaamin kara iyo dulmiga ayaa laga nahyiyay.
Halkan si fiican uga bogo.
Awdalpress




