Awdalpress – London – Musharraxa Madaxweynaha Waddani mudane Abdirahman Abdillaahi Cirro ayaa maanta la hadalay golaha shacabka Somaliland, oo uu ka hor caddeeyey in maanta uu xilkii guddoomiyenimo ka degayo, waxana uu madashii ka jeediyey qudbad aad u qiimo badan oo soo jiidatay xubnihii golaha shacabka ee golaha ka soo xaadiray.
Salaanta dabadeed waxa uu ugu horreyn xusay xubnihii intii uu xilka hayey geeriyootay, waxana uu golaha ka dalbaday in ay faataxada u maraan. Kadibna waxa uu duco u dalbay inta xanuunsan ee caafimaadkooda la tacaalaysa..
Ugu danbayn waxa uu guda galay taariikhdii golaha, isaga oo ka bilaabaya dhismaha, qalabka iyo shaqaalaha……inta kale aan idiin kala baxno cajaladda ee nala daawada.
Awdalpress






