Awdalpress – London – Waxa la soo gaadhay wakhtigii ay waddammada Afrika ku yaallaa la saan qaadi lahaayeen caalamka kale. Dalal ka mid ah Afrika ayaana xilligan ku tallaabsaday horumar aad u sarreeya. Oo dhinac walba leh. Dalka Ruwanda ayaana ka mid ah dalalka aad u dhisay dhaqaalahooda iyo maamulkooda. Sida u qorshayna waxa ay sannaddada soo socda la tartami doonaan caasimadaha caalamka ugu quruxda badan. Sidoo kale dalka Angola, Ethopia, Tanzania iyo Konfur Afrika ayaa iyaguna wada horumar xawli aad ah ku socda.
Bal haddaba nala dhugta caasimadaha 10ka ah ee xilligan ugu quruxda badan Afrika:
Awdalpress




