Awdalpress – Londo – Faallo uma baahna, waayo qof wal oo somaliyeed maanta waa ka warqabaa sida ay Somalida qurbuhu ula qabsatay dhulka ay tageen. Dhallinta weli dhulkii ku danbaysa ee dhoofka hiigsanaysaana ha arkeen in aanay arrini ahayn sida ay moodayaan. Hadda, way jiraan in yar oo weli dhaqankii iyo diintii aad u haysata oo guul ku gaadhay. Nala daawada muuqaalladan:
Bal nala daawada gabdhaha aad kor ku daawanayseen oo VOA afka Somaliga lagu waraystay.
Dhinaca heesaha gabdhaha Somaliyeed waa kuwo cod macaan. Weliba marka ay English ka ku heesayaan, shimbiraha ayaa is taaga. Bal gadhan Amaal nala dhgeysta
Awdalpress





